Player_1786567983_177 Wednesday at 11:10 PM Khilaafku wuxuu ka horeeya Xalka, Dhibtuna Waxay ka horaysaa Guusha""
Player_1786567983_177 Wednesday at 11:09 PM Ruuxa NAFTISA ku Aqbalaa sida ay tahay, Xaalkisana isku jeclaadaa, Waa RUUXA had iyo Jeer ka gulaysta Waayaha ku wooda Adag..
Ruuxa NAFTISA ku Aqbalaa sida ay tahay, Xaalkisana isku jeclaadaa, Waa RUUXA had iyo Jeer ka gulaysta Waayaha ku wooda Adag..